image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA iyo wefdi u hoggaaminayo oo gaaray degmada Jalalaqsi

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Safarka Guddoomiyaha ayaa daarran xoojinta dadaallada gargaarka banii’aadannimo ee dalka iyo u kuur galidda xaalada nololeed ee degmada iyo deegaannada ku xeeran, isagoo gargaar loogu tala galay dadka nugul oo daawo iyo cunno isugu jira ku wareejiyay hoggaanka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Hirshabeelle iyo maamulka degmada.

Xildhibaan Maalik Cabdalla oo ka tirsan Golaha Shacabka, agaasimaha guud ee wasaaradda gargaarka & maareynta musiibooyinka Hirshabeelle Cabdifataax Maxamed Yuusuf, guddoomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge (Nuur Dheere) iyo masuuliyiin kale ayaa wafdiga guddoomiyaha ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Jalalaqsi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.