image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Masar iyo Eritrea oo wada qorsho ay Itoobiya uga hortagayaan damaceeda Badda Cas

Sida ay sheegayaan wararka anu heleyno dowladaha Masar iyo Eriteriya ayaa wada qorsho xooggan oo ay kaga hortagayaan in Itoobiya ay galaan muuqda ku yeelato Badda Cas.

Dalalkan ayaa dareemaya  in Itoobiya haddii kaalin ku yeelato Badda Cas ay caqabado kala kulmi karaan, si taasi aysan u dhicin ayey wadaan qorsho ay tallabadaasi kaga hortagayaan.

Wasiirka arrimaha dibadda Masar Badr Abdelatty,  oo magaalada Asmara ee caasimadadalka Erateeriya kula kulmay madaxweyne Isaias Afwerki, ayaa ugu horeen u gudbiyey farriin  uu ka siday madaxweyne Cabdifitaax Al Siisii, taasi oo  aheyd diidmada dhaq-dhaqaaqa ay wado Itoobiya.

Dowladda Erateeriya, waxaa Itoobiya kala dhaxeeya  dagaal siyaasadeed tan iyo markii ay kala go’een sannadkii 1993, waxaana dhex maray dagaalo khasaaro badan geystay oo Itoobiya ay ku jabtay.

Asmara ayaa u aragta haddii Itoobiya ay yeelato ciidan badeed heysta Maraakiib iyo hub casri ah ay tahay meesha kaliya ay ku duuleyso Addis Ababa, dhankeeda sidaas awgeed waxa ay  ku dedaaleysa  sidii arrintaasi uga hortagi laheyd.

Masar oo dhacda waqooyiga qaarada Afrika, ayaa dhankeeda waxa ay Itoobiya isku hayaan isticmaalka biyaha wabiga Nile, waxaana labadan dalka xiisadooda ay sii kordhay sanadihii u dambeeyey.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.