image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Faaf-faahin: Diyaarad dagaal oo ku dhacday deegaano ay ku sugan yihiin Shabaab

Warar aan ka heleyno degmadda Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxa ay sheegayaan in Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka loo yaqaan ay ku soo dhacday deegaanka Cali Fool-dheere ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

Diyaaradan Drones-ka ah, ayaa burburtay daqiiqado kaddib, Markii ay dhowr gantaal ku dhufatay deegaanka ay ku sugnaayeen kooxda Al-Shabaab oo aan ka fogeyn Cali Fool-dheere sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo dhanka Ammaanka ah.

Sidoo kale, Diyaarardan,  ayaa waxa ay ku dhacday Taawarka wayn ee Shirkadda is-gaarsiinta Hormuud ee deegaanka Cali Fool-dheere ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

Weli saraakiisha ciidamada xoogga dalka eek u sugan degmada ma aysan bixin faaf faahin dheeraad ah oo ku saabsan shil diyaaradeed iyo waxa sababay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.