image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

NISA oo xaqiijiyay in duqeyn ay ku dishay sarkaal sare oo katirsan Shabaab

War-saaxafadeed kasoo baxay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhacday gobolka shabeellaha Dhexe, oo lagu dilay sarkaal katirsanaa kooxda Al-shabaab.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in ciidanka NISA, oo kaashanaya saaxiibada caalamka duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Ceel-bacad ay ku dilee horjooge lagu macaabi jiray Yuusuf Dhegnaas, iyo  20 dagaalame oo katirsan Shabaab.

Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay hay’adda NISA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.