image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa ka jira in Shabaab ay isaga baxeen deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe ?

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa sheegay kooxda Al-shabaab, ayaa iskaga baxday magaalooyinka Ceelbaraf iyo Biyacadde kadib markii ciidanka xoogga ay dhowr jiho ay ka galaan magaalooyinkaasi.

Wararka ayaa intaas ku adaraya  in kooxda ay iskugu  dad yar oo ku sugnaa Ceel-baraf, kadibna ay ku wareejiyeen furaha masjidka magaaladaas, kaas oo ay hore uga qaateen markii ay qabsadeen.

Duqeymo culus oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay lala beegsaday   Al-shabaab ayaa la sheegay inay sabab u noqotay ka bixistooda deegaanadan.

Sidoo kale,ciidamada dowladda ayaa la sheegay in ay burburiyeen  buundo macmal ah oo ay ka sameysteen deegaanka Aw Baale ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sikastaba, dowladda Soomaaliya ayaa kordhisay  duqeyn circa iyo dagaalka tooska ah, taasoo keentay in kooxdan Al-shabaab ay khasaaro xoog leh kala kulanto duqeymahaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.