image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaanada golaha shacabka oo meel mariyey hindise sharciyeed ay soo gudbisay wasaaradda Cadaaladda ee XFS

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa waxa ay ku yesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Kulanka xildhibaanada ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiye Aadan Madoobe iyo ku-xigeenadiisa, waxaa kulan soo xaadiray inta badan xildhibaanada golaha Shacabka.

Xildhibaanada oo akhris kala duwan soo marsiiyey hindise sharciyeedka Cadaaladda da’yarta Soomaaliyeed oo ay soo gudbisay wasaaradda Cadaaladda ee Soomaaliya, ayaa maanta ugu codeeyey meel marinta sharcigaasi.

139 mudane oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ogolaatay hindise sharciyeedkan, halka ay diideen 2 xildhibaan, mana jiro xildhibaan ka aamusay sida uu sheegay guddoomiyaha golaha shacabka Aadan Madoobe.

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa xildhibaanada ugu mahad celiyay meel marinta hindise sharciyeedka ay wasaaradda  soo gudbisay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.