image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalamay degmada Balcad

Wararka inaga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas saakay  dagaal uu ku dhaxmaray degmada Balcad Ciidanka dowladda iyo Al- Shabaab.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Al- Shabaab waddooyin dhawr ah oo magaalada ah ka soo galeen ka dib markii ay ka war heleen ciidanka dowladda weerar ay ku qaadeen.

Khasaare labada dhinac ah ayay ku waramayaan dadka deegaanka inuu jiro waxaana barbar socda barkac iyo cabsi ay muujinayaan dadka degmada Balcada ee Shabeellaha Dhexe.

Xaaladda hadda waxaa lagu soo waramayaa in ay degan tahay  isla markaana ciidanka dowladda ay riixeen kooxdii Al- Shabaab ee saaka weerarka ku soo qaaday degmada Balcad.

Sikastaba, dhowaan ayay ahayd markii sidan oo kale kooxda Al- Shabaab gudaha ay u soo galeen degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa sidoo kale maalmo ka hor kooxda lagu arkay deegaanada Ceelasha biyaha iyo Lafoole oo ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.