image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Weerar ku biloowday qaraxyo oo saakay Shabaab ku qaadeen deegaanka Sabiib iyo Caanoole

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ciidanka dowladda iyo Al-shabaab, saakay ku dhex maray deegaanada laisku dhaho Sabiib iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dagaalka oo ku biloowday qaraxyo ayey kooxu ku qaaday saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Sabiib iyo Canaale, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan oo soo kala gaaray labada dhinac.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid culus oo labada dhinac isku adeegsanayeen hub culus, balse aysan ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegay in xaaladda ay hadda deggan tahay , halkaasna ay ciidanka dowlada kawadaan dhaq-dhaqaaqyo ay ku sugayaan amniga.

Illa iyo hadda saraakiisha ciidanka dowladda ee gobolka Shabeellaha Hoose kama aysan hadlin weerarkan ay saakay Shabaab ku qadeen deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee Shabeellaha Hoose.

Sikastaba, ma ahan markii ugu horeeysay oo Al-shabaab ay weerar ku qadaan deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.