image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hoobiyeyaal maanta lagu garaacay xerada Xalane ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Hoobiyeyaal maanta lagu gaaracay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka.

Hoobiyeyaasha qaar  ayaa la sheegay in ay ku dhaceen gudaha xarunta Xalane oo ku dhex taalla garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, halka madaaficda qaar ay ku dhaceen banaankeeda.

Jugta hoobiyeyaasha ayaa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho, mana cada ilaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay hobiyeyaasha ku dhaceen xerada Xalane.

Geesta kale waxaa garoonka laga shiday seeriga digniinta ah ee la yeeriyo marka ay halis ay jirto, si dadka aysan waxyeelo u soo gaarin.

Ilaa iyo hadda ma jiro war kasoo baxay laamaha amniga oo ku aadan hoobiyeyaasha lagu garaacay  xerada Xalane, oo ay deggan yihiin hay’addo Caalami ah, safaarado iyo ciidamo shisheeye oo ka howlgalla dalka.

Sikastaba, ma ahan markii ugu horeeysay oo Al-shabaab ay weerar hoobiyeyaal ah ku qaadan xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.