image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

kulan looga hadlayay dacwadaha la xiriira canshuuraha oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hadlayey dardargelinta howlaha baarista iyo horgeynta cadaaladda dacwadaha la xiriira canshuuraha iyo dhaqaalaha ayaa ka qabsoomay Taliska laanta dhexe ee ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Ku xigeenada xeer ilaaliyaha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha hoggaanka laanta dhexe ee ilaalinta Canshuuraha iyo Dhaqaalaha General Cabdullaahi Xassan Bariise iyo Taliyaha laanta dhexe ee Canshuuraha G/sare Mahad Cabdi Cumar ayaa kulanka ka qeyb-galay.

Saraakiishaan ayaa isla meel dhigay in wada shaqeynta la xoojiyo, si loo dardargeliyo maxkamadaynta shakhsiyaadka caadaystay in aysan sida sharciga waaqafsan u bixin canshuuraha ku waajibay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.