image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaal culus oo ka qarxay xerada lagu tababaro ciidamada Soomaaliya ee Turkiga

Dagaal culus ayaa qarxay xili ay socotay ciyaar kubadda cagta ah oo ka dhacaysay xero lagu tababaro ciidamo Soomaalida ah oo ku taala dalka Turkiga.

24 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhaawacmay rabshadahaas, kuwaas oo labo ka mid ah ay xaaladoodu aad u liidato.

Dhowr askari oo Turki ah ayaa sidoo kale lagu soo warramayaa inuu soo gaaray dhaawacyo iyagoo isku dayayay inay xaaladda dejiyaan.

Turkiga iyo Soomaaliya ayaa waxaa ka dhaxeeya heshiis ku saabsan iskaashiga dhanka ammaanka, waxaana uu tababarayaa kumannaan ka tirsan milateriga Soomaaliya.

Ilaa hadda ma ca cadda waxa sababay rabshadda, balse maamulka Turkiga ayaa wada baaritaan.

Dagaal culus oo ka qarxay xerada lagu tababaro ciidamada Soomaaliya ee Turkiga

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.