image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo baaqday iyo sababta ka dambeysa

Shirka Golaha Wadatashiga Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmi lahaa magaalada Muqdisho maanta, ayaa dib udhac ku yimi, iyada oo loo balamay Maalinta Isniinta.

Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay madaxda Soomaaliya ee dib u dhaca keenay hase yeeshee sida warbaahinta Muqdisho sheegeen waxyaabaha dib u dhaca keenay ayaa waxa kamid ah dood ka dhalatay ka qayb galka Firdhiye ee shirka madasha wadatashiga iyo meeqaamka Gobolka Banaadir.

Madaxda maamullada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa dood ka keenay qaabka ka qayb galka Firdhiye, xilli aan meel lagu tiirin meeqaamka Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa isaguna muujiyay in maamullada tira badan ee Somalia deegaankiisu mid kaliya ku leeyahay taasina uu sheegay inay tahay mid cadaalad u baahan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.