image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka oo maanta si weyn looga Ciidayo

Maanta oo ah maalinta koowaad ee munaasabada Ciidul Fidriga waxaa si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada dalka Soomaaliya.

Waddooyinka waa weyn e magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ku arkeysa Haween, Carruur Dhallinyaro iyo dad da’ah, kuwaasi oo ay wajiyadooda ka muuqato farxada Ciida, isla markaana isku hambalyeeynayo, waxaana ay buux dhaafiyeen Masaajidada si ay u Oogaan ama u Tukadaan Salaada Ciida.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shacabka kula Tukaday Salaada Ciida  Masjidka Isbaheysiga oo kamid ah Masaajidada ugu weyn magaalada Muqdisho, waxaana adaxweynaha Salaada kaddib shacabka ugu hambalyeeyay munaasabada Ciidul Fidriga.

Sikastaba, weli waxaa jiro dalal  badan oo Islaam ah oo maanta laga Sooma yahay, kaddib markii ay shegeen in aysan bishan arkin ayna buuxinayaan 30 bisha Ramadaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.