image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shabeellaha Hoose oo lagu diyaarinayo Macawiisley weerarta kooxda Shabaab

Guddoomiyaha deegaanka Number 50 ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa shaaciyay in ay diyaariyeen ciidan Macawiisleey ah oo Al-shabaab kula dagaalama deegaanada Shabeellaha Hoose.

Guddoomiyaha deegaanka Number 50, ayaa ugu baaqay  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, in ay bixiso mushaarka ama garaamka ay qaadanayaan ciidanka deegaanka ee Macawiisleyda.

Waxa uu sheegay guddoomiyaha goobaha laga fuliyo howlgalka ee dhulka ah in ay u dhaxeeyaan Afgooye ilaa iyo Marka, iyada oo weliba lageeynayo dhinaca xeebta halkaasi oo ay ku sugan yihiin dagaalamayaal katirsan Al-shabaab, sida uu hadalka u dhigay.

“Dadka deegaanka gobolka Shabeellaaha Hoose, waxa ay si iskood ah ula dagaalamaan Khawaarijta, iyaga ayaana hubkooda soo iibsaday, waxa ayna qeyb ka ahayeen dagaalo badan oo ka dhacay gobolka” ayuu yiri guddoomiyaha Number 50.

Sikastaba, gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa kamid ah meelaha ay ku xooggan yihiin Al-shabaab, iyada oona inta badan weerara saldhigyada ay ciidanka dowladda ku lee yihiin gobolka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.