image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood ?

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la qorsheynaya inuu dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho, kaddib safar qaatay muddo saddex cisho ah ee uu ku joogay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Wefdiga Ra’iisul wasaaraha iyo hoggaanka SSC-Khaatumo ayaa xalay soo saaray war-murtiyeed wadajir ah oo ay ku shaaciyeen in SSC-Khaatumo loo aqoonsaday maamul goboleed rasmi ah ayna ka qeyb gali doonto shirka golaha wadatashiga Qaranka, kaasi oo ka dhici doona magaalada Muqdisho bisha May.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka oo dhameystiran.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.