image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ra’iisul wasaare Xamsa oo dhagax dhigay mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdhiye) ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo gobolka Sool.

Mashaariicda uu ra’iisul wasaaraha dhagax dhigay, waxaa ka mid ah dhismaha Garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood iyo mashruuc koronto lagu galinayo 45 xarumood.

Sidoo kale xarumahan ayaa isugu jira xarumo waxbarasho iyo kuwo caafimaad kuwaas oo bulshada deegaanku ay baahi weyn u qabeen.

Ra’iisul wasaare Xamsa ayaa intaa uu ku sugnaa magaalada Laascaanood, waxa uu dhagax dhigay mashaariic lagu horumarinayo deegaanada maamulka SSC-Khaatumo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.