image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Safiirka Soomaaliya ee Mongolia oo gudbisay nuqulka warqadaha aqoonsiga danjirannimo

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Mongolia, Hodan Cismaan Cabdi ayaa si rasmi ah nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo u gudbisay agaasimaha habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mongolia, Mudane Ts. Ankhbayar.

Danjire Hodan ayaa sheegtay in ay ku faraxsan tahay bilowga waajibaadkeeda cusub, ayna ka go’an tahay sii xoojinta xiriirka labada dal, kor u qaadida iskaashiga laba geesoodka ah iyo in la ballaariyo fursadaha wadashaqeynta gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, waxbarashada iyo isdhaafsiga dhaqanka.

Soomaaliya iyo Mongolia waxa ay xiriir diblomaasiyadeed yeesheen 28-kii Febraayo 1971, waxaana muddo ka badan 50 sano naga dhaxeeyay xiriir saaxiibtinnimo iyo iskaashi ku dhisan ixtiraam, wadashaqeyn iyo aragti mideysan oo ku aaddan nabadda iyo horumarka caalamka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.