image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxey tahay casuumada uu u fidiyay madaxweynaha Ruushka, madaxweyne Xasan Sheekh ?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka ahna Ergeyga madaxweynaha Ruushka u qaabilsan Bariga Dhexe iyo geeska Afrika Mikhail Bagdonov.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka, iyada oo labada dhinac kawada hadleyn sidii sare loogu qaadi lahaa xiriirka soo jireenka ah  labada dal.

Sidoo kale wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Ruushka, ayaa madaxweynaha u gudbiyay casuumaad rasmi ah oo uga timid madaxweynaha Ruusha Putin, taasi oo ku saabsan inuu ka qeyb galo shirka Ururka Jaamacadda Carabta iyo madaxda Ruushka.

Madaxweynaha Xasan Sheekh, ayaa dhankiisa sheegay in Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii ay u xoojin laheyd xiriirka kala dhaxeeya dalka Ruushka, sida dhaqaalaha, amniga iyo horumarinta danaha labada dowladood.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.