image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xuutiyiinta oo ku hanjabay in ay duqeyn ka geysan doonaan Boosaaso & sababta

Xuutiyiinta Yaman ayaa markale ku hanjabay in ay 48 saac gudahood ay duqayn doonaan Xarunta Raadeerka Imaaraatka oo ah saldhig ay ugu talalo galeen in ay ka ilaaliyaan biyaha Badda-Cas.

Kadib markay garoonka Boosaso soo buux dhaafiyeen diyaarado sida ciidamo Calooshood u shaqaystayaal ah Colombian ay soo kiraysteen Imaaraadku.

Arintaani ayaa la sheegay in Madaxwayne Deni Cabsi ku abuurtay ayaa sababi karta in uu iskaga soo guuro/Cararo Xarunta dhufayska ah ee dhulka hoostiisa ay PMPF uga sameeyeen si uu xasaradaha taagan ugaga dhuunto.

Dowladda Federaalka ayaan weli ka hadlin tallaabooyinka uu Imaaraatka ka wado magaalada Boosaaso, halkaasi uu dhowaan ku xirtay Raadeer, kaasi sida warar madax banaan ay sheegayaan ay lee dahay Israaiil.

Sikastaba, tallaabadan iyo hanjabaadyada Xuutiyiinta ayaa ku soo aadeysa xili kooxdu ay xoojisay weerarada Maraakiibta Badda Cas iyo duqeyn ay ku garaaceyso Israaiil.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.