image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidanka xoogga oo burburiyay xarumo laga soo abaabuli jiray weerarada

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tababaran ee Danab ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay, ayaa sheegay  in ay burburiyeen xarumo ay Al-shabaab kasoo abaabuli jireen weerarada ay inta badan ka geysteen qeybo kamid ah gobolka.

Saraakiisha kama aysan warbixin khasaaraha ka dhashay howlgalka ay ku burburiyeen xarumaha Al-shabaab.

Shabeellaha Dhexe, waxaa ka socda abaabul xooggan oo ay si wadajir ah u wadaan dowladda Federaalka iyo maamulka Hir-shabeelle, kaasi oo qorshihiisu yahay in deegaanada iyo degmooyinka Al-shabaab kaga sugan yihiin Hir-shabeelle, laga saaro.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.