image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Saraakiil katirsan Sirdoonka Faransiiska oo si layaab leh uga hadlay diyaaradii ay soo riday Pakistan

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka dalka Faransiiska, ayaa Warbaahinta CNN u xaqiijiyey in dawladda Pakistan soo riday diyaarad ka mid ah diyaaraddaha aadka u qaaliga ah ee Rafale oo uu Faransiisku soo saaro kaddib dagaalkii dhex maray Hindiya iyo Pakistan.

Diyaaraddan oo midkiiba qiimeheedu joogo 288 Milyan oo Dollar oo Faransiisku hore uga iibiyey New Delhi ayaa lagu soo riday gudaha Hindiya ka dib markii ay halkaas Pakistan duqaymo ka geystay.

Pakistan waxa ay sheegtay in ay soo riday 3 Diyaaradood oo ah nooca uu Faransiisku soo saaro ee Rafale taas oo ka dhigan in Hindiya la kulantay khasaaare dhan 864 Million oo Dollar muddo aad u kooban gudohood.

Faransiiska ayaa sidoo kale aad uga xumaaday in la soo riday diyaaraddiisan Rafale oo sumacad badan dunida ku lahayd lagana aamisanaa in ay tahay diyaarad aan si fudud loo soo ridi karin.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.