image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya: Waxaan si dhab ah u arkaa in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu sii kobcayo maalin walba

Mudane Fiqi, wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlayay xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga, gaar ahaan dhinaca ciidamada ayaa sheegay, in Turkigu xiriir miro-dhalay la leeyahay Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in tusaale ahaan xerada ciidamada TÜRKSOM uu Turkigu ku tababaro kuna qalabeeyo ciidamada Soomaaliya, taas oo sida wasiirku sheegay ka caawisa Soomaaliya xoojinta difaaca dalka iyo sugidda amniga.

Rajada sii socoshada xiriirka iskaashi ee labada dal ayuu Wasiir Fiqi ku sheegay mid sarraysa oo aan mugdi ku jirin.

Waxaa xusid mudan in Turkiye iyo Soomaaliya ay wadagaleen heshiisyo dhinacyo badan sida dhaqaalaha, sahminta iyo qodista shidaalka, difaaca dalka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo adeegyada.

ONKOD RADIO

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha