image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxdii hore dalka oo shaaciyay inay dhimatay madashii wadatashiga Qaranka

Madaxda hore ee dalka iyo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda federaalka, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan waalac ay ka qabaan xaalada cakiran ee siyaasadaada dalka.

War-saxaafadeedka ayey ku shegeen in ay dhimatay madashii golaha wadatashiga Qaranka, isla markaana madaxweyne Xasan Sheekh uu gabay doorkiisa ku aadanaa inuu isku keeno dowlad goboleedyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka.

War-saxaafadeedka, ayaa lagu cadeeyay in madaxweyne Xasan Sheekh uu bilaabay kooxeysi siyaasadeed, halka laga sugayo inuu noqdo hoggaamiye Qaran.

Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa  loogu digay madaxweyne Xasan Sheekh inuu ka waantoobo falalka ay ku sheegeen “ Fidno Abuur” taasi uu ka wado maamulka Jubbaland caburin la xiriirta madax-bannaanida maamulkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.