image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Weriye Caanka oo lagu dilay magaalada Qasa

Ilo caafimaad oo ku sugan magaalada Qasa ayaa sheegaya, in weriye sawirqaade Falastiini ah oo si weyn loo garanayay lagu dilay duqeyn cirka ah oo Israa’iil ku bartilmaameedsatay xarun caafimaad.

Xassan Aslih ayaa ku sugnaa isbitaalka Nasser ee magaalada Khan Younis muddo ku dhow bil, kadib markii uu hore ugu dhaawacmay duqeyn hore.

Milatariga Israa’iil ayaa ku eedeeyay inuu ku lug lahaa weerarkii Xamaas ee Israa’iil ku qaaday Oktoobar 7-deedii sanadkii 2023-kii.

Waxa uu daabacay tobanaan sawiro iyo muuqaalo muujinaya weerarka ka dhacay gudaha dhulka Israel.

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ciidamadooda ay weerar qorsheysan ku qaadeen xarunta taliska Xamaas ee ku taal dhismaha isbitaalka Naasir.

Mr Aslih waxa uu sanado ka soo shaqeeyay Gaza isaga oo ah wariye madax banaan oo la shaqeeya wakaaladaha wararka caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ahba.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.