image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DF Somalia oo xayiraada ka qaaday garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow

Qoraal kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa dib loogu fasaxay duulimaadyadii tagi jiray degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in sababta ka dambeysay xayiraad garoonka degmada Doolow, ay aheyd amni darro awgeed, kaddib markii 23-12-2024 oo diyaarada Halla Airlines 60-AAB, oo duulimaadkeedu ahaa magaalooyinka Muqdisho  iyo Kismaayo, laga afuudbtay garoonka diyaaradaha Kismaayo, lagana dajiyay garoonka degmada Doolow si qasab ah weliba lagu sheegay in ay aheyd mid baalmarsan sharciga.

Tallabadan ayaa waxa caqabad ku noqotay dad badan oo doonayay in ay arrimo caafimaad u yimadan Muqdisho, waxaana xusid mudan in maamulka Jubbaland uu marmar badan dowladda federaalka ku eedeeyay in ay cunaqabateyneyso shacabka ku nool degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.