image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Golaha shacabka oo maanta yeelanaya kulan xasaasi ah

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baaramaanka Soomaaliya, ayaa maanta yeelanaya kulankoodi caadiga ahaa, kaasi oo ka qabsoomi doona xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.

Xoghayaha Baarlamaanka, ayaa xalay farriin la wadaagay  xildhibaanada isaga oo u sheegay in ay soo xaadiraan kulanka golaha shacabka ee maanta dhacaya.

Labadii kalfadhi ee Baarlamaanka, ayaa u baaqday kooram la,aan awgeed kaddib markii Mudanayaasha Baarlamaanka ay soo xaadiri waayeen kulanka.

Fadhiyada Baarlamaanka ayaa sida caadiga u qabsooma maalmaha Sabtiga Isniinta iyo Arbacada, waxaana xildhibaanada kalfadhigaan lixaad horyaala ajandayaal dhowr ah oo looga baahan yahay inay meel mariyaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.