image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Zelenesky oo sheegay inuu diyaar u yahay inuu la kulmo Putin

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in Kyiv ay diyaar u tahay inay la kulanto Ruushka lana yeelato wadahadallo xabbad joojin ah.

Isaga oo aan si toos ah uga jawaabin martiqaadka Putin ee wadahadallada Istanbul, wuxuu yiri: “Waa calaamad wanaagsan in Ruushku ugu dambeyntii bilaabay inuu tixgeliyo joojinta dagaalka.”

Wuxuu intaas ku daray: “Dunida oo dhan ayaa tan sugaysay muddo aad u dheer. Tallaabada ugu horreysa ee si dhab ah loogu soo afjarayo dagaal kasta waa xabbad-joojin.”

“Ma jirto wax macno ah oo lagu sii wado dilka xitaa hal maalin. Waxaan filaynaa in Ruushka uu xaqiijiyo xabbad-joojin buuxda, waarta, oo la isku halleyn karo – laga bilaabo berri, 12 May, Ukraine-na waxay diyaar u tahay inay kulmaan.”

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.