image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal ka fuliyay gobolka Baay

Warar dheeraad ah ayaa laga helaya howlgal qorsheysan oo ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa daraawishta koonfur Galbeed ay ka sameeyeen deegaano ku yaalla gobolka Baay.

Howlgalka ayaa ciidamadu huwanta ah waxa ay si gaar ah uga sameeyeen tuulooyinka Kuraaw-rooge iyo dhanbalka, kuwaasi oo hoostaga deegaanka Daynuunay ee gobolka Baay.

Taliyaha daraawiishta Burjaad G/le Ibraahim Cabdullaahi iyo Gashaanle dhexe Cabdiraxmaan Nishow, ayaa warbaahinta u sheegay in ay weerareen saldhigyo ay Al-shabaab weerarada kasoo qaadi jireen.

Sidoo kale saraakiisha ayaa xaqiijiyay in ciidamada ay sii wadi doonaan howlgalka, inta deegaanada Koonfur Galbeed laga saarayo kooxda Al-shabaab.

Sikastaba, madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, ayaa dhowaan sheegay in sare loo qaadi doono howlgallada lagu ciribtirayo kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanada iyo degmooyinka maamulkaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.