image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Hoggaamiyayaasha Puntland, Jubbaland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Nayroobi warna soo saaray

Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya oo si weyn uga soo horjeeda siyaasadda madaxweyne Xassan Sheikh gaar ahaan habraaca doorashada soo socota ayaa ku kulmay dalka dibaddiisa, Nayroobi.

Kulanka oo ayeey dhammaadkiisi ka soo saareen war saxaafadda loogu talagalay ayaa sheegay, in ay isku afgarteen kulan degdeg uga dhaca gudaha Soomaaliya, kaas oo looga arrinsanayo sida ay sheegeen jeexidda jahada siyaasadda ee dalka iyo xoojinta xasiloonida siyaasadeed oo muddooyinkan dambe madmadow ku jiray.

Dhammaan qaybaha siyaasadda Soomaaliya ku foogan ayeey go’aamiyeen in shir wadajir ah loogu yeero.

Kulanka kooxdan mucaaradka ah ku ah madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli dhowaan la filayo in Madaxweyne Xassan Sheekh uu tago magaalada Kismaayo, xarunta maamulka Jubbaland halkaasna heshiis kula soo galo madaxweynaha maamulkaas mudane Axmed Madoobe oo ay si weyn ugu kala boodsanaayeen siyaasadda dalka.  

War-saxaafadeedka shirkan ka soo baxay ayaa sidan u qoran:

ONKOD RADIO

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.