image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Labo nin oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Galgaduud iyo xiisad dilkaas ka dhalatay ka halkaas ka taagan

Warar laga helayo deegaanka Huurshe ee gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaas labo nin lagu dilay. Dilka ayaa la sheegayaa in ay geesteen koox hubaysan oo dhanka Caabudwaaq isla gobolka Galgaduud ku yaal. Dilkan ayaa sidoo kale la sheegayaa in uu aano iyo aargoosasho qabiil salka ku hayo.

Xiisad kacsanaan ah oo ka dhalatay dilkan ayaa deegaanka Huurshe iyo agagaarkiisa laga soo sheegayaa, waxaana laga cabsi qabaa in xaaladdu isu beddesho is-u-gaarsi iyo meerto aano. Waxgaradka iyo dadka samaha jecel ayaa loogu baaqay in ay xaaladda soo dhexgalaan si looga baaqsado dilal kale oo deegaanka ka dhaca.

ONKOD RADIO

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.