image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddi baaris ku sameeya dhacdadii 27-kii December

Muqdisho, Jan, 01 2022--Iyada oo la fulinayo Go’aankii Golaha Wasiirrada, ayuu Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble magacaabay Guddi ka...

Sool Governor orders detention of three journalists in Lasanod, Jubbaland security threatens journalists covering election

MOGADISHU, Somalia, 31 December 2021 – Somali Journalists Syndicate (SJS) condemns the detention of three journalists in Lasanod town and calls on Somaliland authorities...

Golaha Wasiirrada oo taageeray Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka

Muqdisho, Diseember 30, 2021 -- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo...

SJS concludes fourth human rights journalism training in Garowe

MOGADISHU, Somalia 30 December, 2021 – Somali Journalists Syndicate (SJS) concludes its fourth Human Rights Journalism training in Garowe, the capital of Puntland State...

Warbixin: Dadka ku shaqeeya farsamada gacanta oo faquuq xoog leh kala kulma bulshada

Beledweyne, Somalia (Onkod Radio) Si u mareeyo nolol maalmeedka qoyskiisa Nuux Maxamuud oo ka mid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baladweyne wuxuu bartay xirfadda...

Boqor Buurmadow raaligelin ka bixiyay tacadigii ka dhacay magaalada Laas-Caanood

MUQDISHO – Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay inuu raaligelin ka wado...

#IDEI 2021: End the violence against Somali journalists, SJS and SOMA call authorities

MOGADISHU, Somalia, 2 November, 2021 – Somali Journalists Syndicate (SJS) & its partner, Somali Media Association (SOMA) jointly called for end of the violence...

SOO KOOBID: XUKUNKA MAXKAMADDA CAALAMIGA EE KIISKA BADDA

Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda (ICJ) ayaa galabta soo gababeysay dacwaddii badda ee u dhexeysay Soomaaliya iyo Kenya. Dacwadda waxay soo socotay tan iyo 2014. Xukunka...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Dr. Maxamed Daahir Afrax

Muqdisho, Oktoobar 09, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyey qoyska, asxaabta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga iyo Taliska Ciidanka AMISOM ee Baraawe

Baraawe, October 03, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka

Muqdisho, October 02, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka...

On IDUAI 2021, SJS and SOMA call for media, journalists’ access to information amid increased pressure against media freedom

MOGADISHU, Somalia 28 September 2021 – On International Day for Universal Access to Information (IDUAI), today the Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali...

`Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Muqdisho, September 26, 2021 -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka, si ay howshooda u...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyey dadkii ku geeriyooday qaraxii argagixisadu maanta la beegsadeen Muqdisho

Muqdisho, September 25, 2021 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, Wasiiru- dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xoghayaha joogtada ah ee XRW,...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.