image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Ahlu-Sunna ayaa weerar xalay ku dishay askar ka tirsan Dowladda Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxda Ahlu Sunna ayaa xalay qaab layaab leh usoo agaasintay weerar ay ku dishay askar ka tirsan ciidamada Dowladda iyo...

Rooble, Dilkii Xildhibaan Aamina, iyo Weerarkii Xerada Xalen waa ay xiriiraan

Muqdisho (Onkod Radio)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inay xiriiraan dilka xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi, iyo weerarkii Maanta lagu...

AUN Meydka Marxuumad Aamina Maxamed Cabdi ayaa la keenay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio)– Allah u naxariistee waxaa la keenay magaalada Muqdisho meydka marxuumad Aamina Maxamed Cabdi, oo xalay ku geeriyootay qarax ismiidaamin ahaa oo...

Wararkii ugu danbeeyay weerar toos ah, oo ka socda xerada xalane, ee u dhow Aadan Cadde Airport

Muqdisho (Onkod Radio)–Faah faahino dheeraad ah, ayaa waxaa laga helayaa weerar culus oo xoogag ka tirsan kooxda Al-Shabaab, ay ku qaadeen gudaha xerada Xalane...

Deg Deg, Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday xarunta xalane

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow koox hubeysan ay weerar toos ah ku qaaday qaybo ka...

Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay ku biirista Sheekh Aadan Sunne

Muqdisho (Onkod Radio) – Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay war qoraal ah, kasoo saaray ku biirista kooxda ee Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame Sunne,...

Maamulka Hirshabeelle oo Doorashada Laba Kursi Baladweyne Ka Dhacayso

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa maanta oo Talaado ah, lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, lagu qabto doorashada laba kursi oo...

Janaraal Stephen Townsend, ayaa sheegay Soomaaliya inay Kenya ka Amni badan tahay

Muqdisho (Onkod Radio) Madaxa taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) Janaraal Stephen Townsend, ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay uga halis badan tahay...

Sheekh Shariif, oo caan ka ahaa Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) –  Waxaa xalay Magaalada Muqdisho, ku geeriyooday AUN Dr. Sheekh Shariif Sheekh Muxiyaddiin Celi, oo ka mid ahaa mashaa’iqda sida weyn...

Sheikh Aadan Sunne, oo shaaciyay inuu ku biiray Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sunne) oo goordhoweyd la hadlay idaacadda laanta Afka Soomaaliga ee  BBC-da, ayaa xaqiijiyay in uu ku...

Faysal Rooble, Farmaajo iyo Deni way ka tallaabeen qadkii casaa ee siyaasadda

Muqdisho (Onkod Radio)  Aqoonyahan Feysal Rooble oo si aad ah u falanqeeya arrimaha Soomaaliya, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha...

Maamulka Jubbaland ayaa soo gabagabeeyay kuraasta deegaan doorashadu tahay Kismaayo

Muqdisho (Onkod Radio) Maagalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland, maanta oo Isniin ah, lagu soo gabagabeeyay kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Kismaayo. Kuraasta maanta doorashadooda...

Booliska Gobolka Banaadir ayaa kusoo qabtay Maandooriye kala duwan howl-gal ay ka sameeyeen Degmada Dharkeynley

Muqdisho (Onkod Radio) Ciidamada Booliiska Gobolka Banaadir ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Degmada Dharkeynley, Magaalada Muqdisho, waxa ay kusoo qabteen walxaha maanka-dooriya, iyo Dad...

Maraykanka ayaa Turkiga u soo jeediyay in gantaalaha uu ka iibsaday Ruushka u wareejiyo Ukraine

Maraykanka ayaa si aan rasmi ahayn ula soo qaaday dowladda Turkiga suurtogalnimada haddii ay Ukraine u dirto gantaalaha difaaca hawada ee S-400 ee uu...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.