image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sheikh Aadan Sunne, oo shaaciyay inuu ku biiray Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sunne) oo goordhoweyd la hadlay idaacadda laanta Afka Soomaaliga ee  BBC-da, ayaa xaqiijiyay in uu ku biiray xarrakada Al-Shabaab, kadib markii uu ka baxsaday deegaannada Soomaaliland.

Sunne, Waxa uu sheegay in uu ku sugan yahay dhulka ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab, uuna u kala gudbi doono dhammaan wilaayaadka ay gacanta ku haayaan, si uu uga qeyb-qaato arrimaha faafinta dacwadda.

“Waddankii aan ku dashay ee aan ka ahaa Nin ku howlan dacwadda Islaamka, ayaa waxaa ku timid carqalad xooggan oo kaga timid nidaamka ka jira goobtaas.

Waxaa si cad loogu faafinaya (Soomaaliland) dhaqan baddel iyo diimaha gaalada, oo haddaa ka hadasho aad adiga u cadiban tahay oo cidda waddana lagu ilaalinayo,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Garsoorka iyo dhammaan laamaha amniga ee Soomaaliland ay gacanta ugu jiraan madaxda sare, islamarkaana ay bulshada reer Soomaaliland u dhiban yihiin.

“Waxaa hadda ku suganahay qeybaha wilaayaadka Islaamka, ay gacanta ku hayaan. Waxaa dhex mushaaxayaa oo u kala gudbayaa wilaayaadka 11-ka ah, ee gacanta ku hayaan xarakatul Shabaabu al-mujaahidiin.

Sheekh Aadan Sunne, ayaa ku dooday in deegaannada Al-Shabaab, ay ka jirto masu’uliyad Diimeed oo xaq ah, islamarkaana uu kala qeyb qaadanayo waxkasta oo awooddiisa iyo aqoontiisa ah, kalana qeyb qaadanayo, sida uu sheegay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.