image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Marwadii hore ee qaranka Xaawo Cabdi Samatar oo geeriyootay

DUBAI (Onkod Radio) – Allah ha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka ku geeriyooday marwadii koowaad ee qaranka Xaawo Cali Samtar oo aheyd marwaadii madaxweynihii...

Ciidanka Israel ayaa si bareer ah, toogasho ku dilay Weriye ka tirsan Aljazeera, Shireen Abu Aqla

DOHA (Onkod Radio) – Wariye ka tirsan Aljazeera ayaa lagu dilay rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah, dhulka la haysto...

Afhayeenka Booliska, oo war ka soo saaray khasaaraha Qarixii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyey khasaaraha ka dhashay qarixii maanta...

Boqor Salmaan oo la dhigay Isbitaal

Muqdisho (Onkod Radio) – Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku taalla badda cas ee Jeddah,...

Deg Deg Shariif oo noqday musharraxii ugu horreeyay ee qaatay shahaadada Madaxweyne

Muqdisho (Onkod Radio) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaa maanta si rasmi ah uga billowday diiwaan-gelinta xubnaha musharixiinta ah ee u taagan...

Maxay salka ku hayaan iska hor-imaadyada Muslimiinta iyo Masiixiyiinta ee Ethiopia?

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa Sabtida maanta ah qeylo dhaan ka muujisay isku dhacyadii ugu dambeeyay ee dadku...

Farmaajo, iyo kooxdiisa ayaa la yimid Falsafado layaab leh loolanka doorashada

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxda ololaha madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa suuqa ololaha doorashada madaxweynaha lasoo galay falsafado cusub si ay mar kale...

Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay sii dayeen Maxaabiis

Muqdisho (Onkod Radio) – Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay sii dayeen 163 Maxbuus oo...

Cabdirashiid Duqa, oo war lama filaan ah, ka soo saaray Isbaddel doonka Farmaajo

Muqdisho (Onkod Radio) – Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa) oo ah afhayeenka madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa ka hadlay doorashada guud ee madaxweynaha, taas oo...

Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo kala gooni gooni ah oo ay Maanta yeesheen waxaa...

Muxuu Sheikh Aadan Madoobe, ka go’aamiyay arrinta xildhibaannada ee Gedo ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana kasoo qeyb...

Booliska oo shaaciyay lacagta ku jirtay akoonada Atooraha Badda Liido

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliya, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa soo bandhigay tirada lacagta ku jirtay Akoonnada Sarkaalkii...

Najmo Cabdullahi Maxamed, oo lagu dilay bartamaha Magaalada Hargeysa

Muqdisho (Onkod Radio) – Allaha u naxariistee waxaa xalay bartamaha magaalada Hargeysa lagu toogtay Najmo Cabdullahi Maxamed, xilli ay ku socdaaleysay bartamaha magaaladaas oo...

Weerar ku billowday Qaraxyo oo lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin ciidamada ATMIS

Muqdisho (Onkod Radio) – Faah-faahino dheeraad ah, ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar culus oo saakay dagaalyahanno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, ay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.