image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Jubbaland oo billowday qorshe ay ku soo ceshaneyso gobolka Gedo

Muqdisho (Onkod Radio ) – Wasiirka warfaafinta ee dowlad goboleedka Jubaland Saleebaan Maxamed Maxamuud, oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Ged...

Qarax, khasaare geeystay oo ka dhacay Balcad

Muqdisho (Onkod Radio ) – Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee gobolka Shaheelaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya kulan kula yeeshay Farmaajo iyo Ujeedka

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo markii ugu horreysay maanta tegay xarunta...

Madaxweyne Erdogan, Laba arrin ayay muhiim noogu tahay Doorashada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio ) – Dowladda Turkiga oo saaxiib dhow la ah Soomaaliya ayaa ka soo saartay doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh...

Waraaqad kusocoto Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho (Onkod Radio ) – Warqadda ayaa ku qoran, soo dhowoow mudane Madaxweyne dadka iyo dalka waxay waxay soo mareen dhibaato badan. Waxaa dhibaateysan Hooyo Carruur...

Garoonka diyaaradaha ee Sanca oo dib loo furay lix sano ka dib

Sanca Yemen (Onkod Radio) – Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Sanca ee dalka Yemen ka duushay diyaaraddii ugu horraysay ee ganacsi ee garoonkaas isticmaasha...

Xoghayaha Guud ee QM oo hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho halkaas oo lagu doortay madaxweyne...

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo La Kulmay Safiirka Mareykanka

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay ku qaabilay Safiirka Dowlada...

Madaxweyne Biden, oo Soomaaliya ciidamo mareykan ah, usoo daad gureynayo

Muqdisho (Onkod Radio ) - Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray in dib Soomaaliya loogu celiyo boqollaal askarta dalkaas ah sida maanta laga soo...

Ra’isulwasaare Rooble, oo hoygiisa ugu tegay madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha cusub ee dalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Rooble ayaa...

Madaxweyne Xasan, iyo Aadan Madoobe oo kulan deg deg ah, yeeshay Ujeedka Kulankooda

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd qaabilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe, oo door weyn ka qaatay dhameystirka...

Maraykanka iyo Ingiriiska oo u Hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa isi soo tarayaa hambalyada loo jeedinayo madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya  Xasan Shiikjh Maxamuud oo labada gole ee...

Madaxweynaha Jabuuti, oo u Hambalyeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Jabuuti (Onkod Radio) – Madaxweynaha dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,...

6 Caqabad oo xal uga baahan Madaxweynaha 10-aad JFS.

Muqdisho (Onkod Radio) – Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha 10aad JFS waxaa horyaalla qodobo muhiim ah oo intooda badan uu kusoo galay ololaha Doorashada. Madaxweynaha 10aad...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.