image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Farmaajo oo shaaciyay xogta askartii la geeyay Eritrea iyo Madaxweyne Xasan oo jawaab bixiyay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo khudbad ka jeediyey munaasabadda xil wareejinta Madaxweynaha cusub ayaa...

Sidee ayay maanta u dhacday xil wareejinta madaxweynaha cusub ?

Muqdisho (Onkod Radio ) – Xarunta Villa Soomalaiya waxaa maanta lagu qabtay munaasabadda xil wareejinta Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane...

Somaliland oo xukun adag ku ridday Wariye Cabdimaalik Coldoon

Muqdisho (Onkod Radio ) – Maxkamadda Racfaanka ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xukun adag ku ridday Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo bilihii lasoo dhaafay...

Axmed Madoobe oo caawa kulan deg deg ah isugu yeeray golahiisa wasiirrada

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa caawa shir gudoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay...

Madaxii qaraxyada Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal ka dhacay Marka

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Magaalada Marka waxa ay ku soo qabteen Sarkaal la sheegay...

Samiira Naasir: Gabadha caawa qabsatay baraha bulshada Soomaalida.

Muqdisho (Onkod Radio ) – Baraha bulshada Soomaalida, waxaa caawa si weyn u qabsaday sawirrada gabadh lagu magacaabo Samiira Naasiir, oo loo magacaabay taliyaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo markii saddexaad Villada tagay toddobaad gudihiisa

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday Villa Soomaaliya, halkaas oo uu kula kulmay madaxweynihii hore Maxamed...

Midowga Yurub oo war culus ka soo saaray kadib wadahadal ay la yeesheen Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio ) – Wakiilka sare ee siyaasadda arrimaha dibedda Midowga Yurub Josep Borrel, ayaa khadka taleefonka kala hadlay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya...

XAMAS, oo si lama filaan ah oo war uga soo saartay doorashadii Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxa xafiiska siyaasadda dhaq-dhaqaaqa Xamas, Ismaaciil Haniyah, ayaa war kasoo saaray doorashadii madaxtinimo ee 15-kii bishaan May ka dhacday...

Halka uu degayo Farmaajo iyo wararkii ugu dambeeyay xil wareejinta

Muqdisho (Onkod Radio ) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, gaar ahaan Villa Soomaaliya, waxaa ka socota munaasabadda xil wareejinta ee Madaxweynaha cusub ee...

Waalidiin dibadbax dhigay oo Xasan Sheekh ka codsaday fulinta ballan uu ka qaaday

Muqdisho (Onkod Radio ) – Waalidiinta wiilashooda ay ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ay ugu qaaday dowladdii uu hoggaaminayay Madaxweyne Farmaajo, ayaa...

Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib Markii uu Magaalada...

Qarax lala beegsaday siyaasi Cabdullaahi Sheekh Xasan oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu duhurnimadii maanta ka dhacay xaafad ka mid ah...

Rooble oo xog culus ka bixiyay ninkii fuliyey dilka xildhibaan Aamina iyo habkii loo dilay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa markii ugu horreysay bannaanka u soo saaray xog uu sheegay in uu ka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.