image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Faysal Cali Waraabe, oo “Hambalyo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud”

Hargeysa (Onkod Radio) – Faysal Cali Waraabe, Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu xalay toos u daawanayay Doorashada...

Maxay beeralleyda Khaatka Kenya, ka dhaheen dib u doorashada Xasan Sheekh Maxamuud ?

Kenya (Onkod Radio) – Beeralleyda ka ganacsata khaatka ee Kenya ayaa xalay si toos ah u daawanayay doorashada madaxtinnimo ee Soomaaliya, iyagoo sidoo kale...

Abiy Ahmed, muxuu ka yiri guushii Xasan Sheikh Maxamuud

Addis Ababa  (Onkod Radio) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa war ka soo saaray doorashadii xasaasiga aheyd ee xalay ka dhacday magaalada...

Xasan Sheekh Maxamuud, oo markii labaad loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa xalay lasoo gabagabeeyay codeynta doorasho la isla gaaray wareegga 3-aad oo soo bilaabay Axaddii, waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Afhayeenka Booliska, oo war ka soo saaray Bandow lagu soo rogayo Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in bandow ka bilaabanaya caawa lagu soo rogi doono magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wado in berito ay ka...

Shariin Abuu Caqla: Rabshado hadheeyay tacsida weriyihii Al Jazeera ee dhowaan la dilay

Falastiin (Onkod Radio) – Booliiska Israa'iil ayaa nabarro ku dhuftay dad ku sugnaa aaska weriyaha Aljazeera Shariin Abuu Caqiil , taas oo dilkeedu uu ka dhacay...

Somali journalists condemn killing of Al-Jazeera journalist Shireen Abu Akleh

Mogadishu (Onkod Radio)  MOGADISHU, Somalia 13 May, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) Yesterday joined a silent protest...

SJS hails Speaker of Parliament’s assurance to give access to journalists covering presidential election

Mogadishu (Onkod Radio) –MOGADISHU, Somalia 13 May, 2022 – Yesterday, Somali Journalists Syndicate (SJS) joined journalists and media directors meeting with the Speaker of the Somali...

Ninka dunida ugu taajirsan oo hakad galiyey iibsashada shirkadda Twitter-ka

New York (Onkod Radio) – Elon Musk, oo ah ninka dunida ugu taajirsan shaqsi ahaan, ayaa hakiyey heshiis uu ku iibsanayey shirkadda Twitter-ka, kadib...

Soomaalida gobolka Minnesota oo $1 milyan u aruuriyay suuqa Waaheen

Guddoomiyaha guddiga gurmadka Suuqa Waaheen ee Gobolka Minnesota Maxamed Maxamuud Cabdullahi Shiine. Guddiga gurmadka suuqa Waaheen ee gobolka Minnesota, ee dalka Maraykanka, ayaa sheegay in...

Sheikh Mohamed bin Zayed, oo loo doortay Madaxweynaha Imaaraadka Carabta

Dubai (Onkod Radio) – Sheikh Maxamed bin Zayed Al Nahyan, oo muddo soo ahaa dhaxal-sugaha Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa Sabtida maanta ah, loo doortay in...

Wararkii ugu danbeeyay ee Dhuusamareeb Ahlu-Sunna

Dhuusamareeb (Onkod Radio) –Xaalad deganaasho ahm ayaa saakay laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb, kadib dagaallo shalay ku dhex-maray ciidamada Galmudug oo garab ka helaya kuwa...

Musharrax labaad oo ka haray tartanka, sheegayna inuu u tanaasulay’ CC Shakuur

Muqdisho (Onkod Radio) – Musharaxii labaad oo kasoo jeeda beesha Habar-gidir ayaa ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo sheegay inuu “u tanaasulay”...

Shariif Sheekh Axmed, Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Shariif Sheekh Axmed waxa uu Madaxweyne kasoo noqday dowladdii ku meel gaarka ahayd ee Soomaaliya ay ugu tallaabsatay nidaamka federaalka,...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.