image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Munaasabadda dhaarinta xildhibaannada oo ka socota Afisyooni

Muqdisho (Onkod Radio ) – Waxaa goordhow si rasmi ah teendhada Afisyooni uga bilaabatay munaasabadda dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamaanka labada aqal, taas oo muddo...

Kenya oo ka faaiideysaneysa Badda Soomaaliya ay u xukuntay Maxkamadda ICJ.

Muqdisho (Onkod Radio) – 6 Bil ayaa laga joogaa Xukunka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ICJ Soomaaliya, ay u xukuntay badda oo muddo dheer uu horyaallay...

Maxkmadda London oo go’aan ka gaartay kiiskaAli Harbi Ali ee dilka xildhibaan David Amess

Muqdisho (Onkod Radio) – Cali Xarbi Cali oo ah 26 jir Soomaali ah ayaa maanta lagu helay dambi ah inuu dilay xildhibaan David Amess...

Maxay Maxkamadda Sare ka tiri qaadista dacwadda doorashada xilli Fahad uu dacwad ka gudbiyay FEIT?

Muqdisho (Onkod Radio) – Tan iyo markii uu Fahad Yaasiin, u gudbiyay dacwad ka dhan ah, go’aamada guddiga FEIT Maxkamadda sare ayaa waxaa soo baxaysay...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Iyo Sanataro kale ayaa si rasmi u qaatay shahaadada Xildhibaanimo

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT, ayaa maanta Shahaadada rasmiga ah, siiyay Xildhibaanno iyo Senataro katirsan BFS ee...

Cali Xarbi, Xildhibaanka aan dilay ee David Amess, waxa uu dhibaato ku ahaa Muslimiinta

Muqdisho (Onkod Radio) – Nin asal ahaan Soomaali ah, oo loo haysto dilka xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka UK, Sir David Amess, ayaa ka hadlay...

Gaari qarax looga shakiyay oo villa Soomaliya lagu qabtay

Muqdisho (Onkod Radio) – War goor dhow naga soo gaaray xarunta Villa Somalia, ayaa sheegaya in gaari uu watay wiil la dhashay marwada koowaad...

NISA oo ka digtay khatar Amni oo ku foodleh Rooble iyo Farmaajo

Muqdisho (Onkod Radio) – Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa digniin maldahan oo ay soo saartay ku shaacisay shirqool ay sheegtay in Al-Shabaab...

RW, Rooble oo amray in Soomaaliland loo fasaxo $11.7 Milyan oo ku jirta xisaabta dowladda

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa amray in si deg deg ah, loo fasaxo lacag dhan $11.7 milyan oo ku jirta xisaabta dowladda...

Ururka Al-Shabaab ayaa war lama filaan ah, kasoo saaray debkii hargeysa

Muqdisho (Onkod Radio) – Ururka Al-Shabaab, ayaa markii ugu horreysay ka hadalay debkii xoogganaa ee uu ku baaba'ay goobahii ganacsi ee suuqii ugu weynaa...

Xildhibaanada Shahaadada qaatay oo aad u kordhay Tirada

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa aad u kordhay tirada xildhibaanada labada Aqal ee baarlamanka ee qaatay shahaadada, taasi oo ka dhigan in jadwalka lagu dhaarinayo...

Qaramada Midoobay ayaa ka dalbatay DFS inay si deg deg ah, u joojiso

Muqdisho (Onkod Radio) – Khabiirka Madaxa-bannaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya, Marwo Isha Dyfan, ayaa ugu baaqday xukuumadda Soomaaliya,...

Muxuu yahay heshiiska cusub qatar iyo DFS, ay kala saxiixdeen

Muqdisho(Onkod Radio) – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar,...

77 Xildhibaan oo Koonfur Galbeed lagu soo doortay oo shahaado la siiyay

Muqdisho (Onkod Radio)– Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dhammaan la kulmay Xildhibaannada laga soo doortay Koonfur...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.