image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Iyo Sanataro kale ayaa si rasmi u qaatay shahaadada Xildhibaanimo

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal ee FEIT, ayaa maanta Shahaadada rasmiga ah, siiyay Xildhibaanno iyo Senataro katirsan BFS ee 11aad oo maalintii 8aad xubnahaan guddoomiyaha aqoonsiyadooda.

1-Xildhibaan Cabdisamad Macalim Maxamuud, oo ku fadhiya HOP#139 ayaa maanta qaatay shahaadada rasmiga ah ee xubinnimada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee JFS.

2-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku fadhiya HOP#138 ayaa maanta Guddiga Doorashooyinka FEIT ka qaatay shahaadada rasmiga ah.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Federaal ee FEIT ayaa 7dii cisho lasoo dhaafay oo uu waday shahaado siinta Xildhibaannada iyo Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ku diiwaangeliyay 193 Mudane.

Xildhibaannada iyo Senatarada Shahaadada rasmiga ah la siiyay ayaa kala metalaya Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed, Galmudug, Puntland, Hir-Shabeelle, Jubbaland, Gobollada Waqooyi-Somaliland & Banaadiriga.

DG Hir-Shabeelle iyo Jubbaland waxaa ku harsan kuraas kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya, 14ka April 2022 oo Khamiista ku beegan waxa uu qorshuhu yahay in la dhaariyo Labada Gole ee BFS.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.