image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed oo dalbaday in lasoo xiro Taliyaha Haramcad

Muqdisho (Onkod Radio) Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndictae SJS, ayaa maanta kulan lagu cambaareynayo falkii foosha xumaa ee gabood fallada loogu geeystay...

Ururka midowga yurub ayaa hanjabaad adag u diray Ruushka xilli saakay ay weerar ku qaadeen Ukraine

Muqdisho (Onkod Radio) Ruushka ayaa  wajahaaya go’domin oo aan horey loo arag sababo la xiriira weerarka ay ku qaadeen dowladda Ukraine, waxaana la saari...

Madaxweeynaha Soomaaliland, ayaa Dalka Jabuuti lagu soo dhaweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) Madaxweeynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti, wafdigaan ayaa soo dhaweeyay masu'iiliyiin sar...

Qaar ka tirsan ilaalada Madaxweeyne Deni, oo Qarax lala eegtay

Muqdisho (Onkod Radio) kolonyo uu la socday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lala eegtay qarax miino oo aad u xooggan kaasoo laga wada...

Ra’isul Wasaare Rooble, oo ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya inay shan maalmood guduhood ku soo gabagabeeyaan doorashada

Muqdisho (Onkod Radio) Ra'isul Wasaarha xukuumadda xil gaarsiinta ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya, inay muddo dhan Shan maalmood...

Doorashada gobollada waqooyi oo maanta lasoo gaba gabeeyay

Muqdisho (Onkod Radio) Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay doorashada gobollada waqooyi ee Soomaaliland taasoo lagu qabtay xarunta ciidamada booliska...

Arrinta layaabka badan oo su’aalaha dhalisay ee Fahad uu sameeyay inta uusan Xildhibaanka noqon ka hor

Muqdisho (Onkod Radio) Lataliiyaha amniga qaranka ee madaxweeynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Fahad Yaasiin, oo shalay tagay Magaalada Beledweeyne ee xarunta...

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, oo Xildhibaan loo doortay

Muqdisho (Onkod Radio) Fahad Yaasiin, ayaa maanta taariikhdu tahay 20/02/2022, doorasho ka dhacday magaalada Beledweyne lagu doortay Agaasimahii hore ee Hey'adda nabad sugidda Soomaaliya...

Guddiga doorashooyinka dadban ayaa sheegay in lagala wareegay barahoodii Bulshada

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa markii labaad shaaciyay in lagala wareegay gacan ku heynta Maamulka Barihii Bulshada ee uu isticmaalayey guddiga, sida...

Ururka Suxifiyiinta Soomaaliyeed SJS, ayaa ka mid noqday Isbahaysiga Bulshada Rayidka ee Axdiga La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Qaramada Midoobay

MUQDISHO, Soomaaliya 20 Febraayo, 2022 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa si rasmi ah ugu biiray Isbaheysiga Bulshada Rayidka ee Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaalanka...

SEIT Jubbaland ayaa soo saartay liiska 5 kursi oo ka mid ah kuraasta la dooranaayo 22 Feb

Muqdisho (Onkod Radio) Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland ee SEIT Jubbaland, ayaa soo gudbiyay 5 kursi oo Golaha Shacabka ah oo doorashadoodu...

Guddiga khilaafaadka ee doorashooyinka oo hakiyay natiijada doorashada kursigii uu ku fadhiyay wasiirka batroolka

Muqdisho (Onkod Radio) Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga Golaha Shacabka HOP#45 oo maalmo kahor lagu doortay Magaalada Baraawe ee...

Abaarihii oo saameyn xun ku yeeshay waxbarashadii caruurta ee gobolada qaar ee dalka 

Deegaanka Dheenweyne waxa uu ka mid yahay deeganada dhaca waqooyi galbeed ee magaalada Beletweyne, ayna baaruhu ku yeesheen saameyn aad u daran, gaar ahaan...

Xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo laga diiwaangeliyay Boosaaso

Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in uu diiwaangeliyay xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo soo gaartay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.