image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

SEIT Jubbaland ayaa soo saartay liiska 5 kursi oo ka mid ah kuraasta la dooranaayo 22 Feb

Muqdisho (Onkod Radio) Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland ee SEIT Jubbaland, ayaa soo gudbiyay 5 kursi oo Golaha Shacabka ah oo doorashadoodu ka dhaceyso Magaalada Kismaayo 22 ka Febraayo 2022, oo ku beegan maalinta Talaadada, shantaan kursi ayaa ka mid ah, 43 kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay Jubbaland.

SEIT Jubbaland ayaa kuraasta uu soo gudbiyay kala ah:

HOP#072: Cabdirashiid Maxamed Xiddig, ayaa ku fadhiya kursigaan.

HOP#079: Farxiya Xasan Axmed, ayaa Jubbaland ku metashay Baarlamaanka 10aad.

HOP#112: Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed Xukun, ayaa ku fadhiya.

HOP#130: Maxamed Diiriye Khaliif ayaa ku fadhiya kursigaan.

HOP#136: Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi) ayaa kursigaan ka geeriyooday.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.