image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweeynaha Soomaaliland, ayaa Dalka Jabuuti lagu soo dhaweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) Madaxweeynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti, wafdigaan ayaa soo dhaweeyay masu’iiliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda Jabuuti, iyadoo loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Jabuuti.

Muuse Biixi, ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geelle, iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dalkaas, isaga oo kala hadli doona arrimo dhowr ah.

Safarka madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah, qaadan doona, waxaana ku wehlinaya wasiirrada wasaaradaha, Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha,  Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.