image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Qaar ka tirsan ilaalada Madaxweeyne Deni, oo Qarax lala eegtay

Muqdisho (Onkod Radio) kolonyo uu la socday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lala eegtay qarax miino oo aad u xooggan kaasoo laga wada maqlay magaalada Boosaaso inta la xaqiijiyay ugu yaraan ayaa ku dhimatay 2 Askari oo ilaaladiisa ka mid ahaa halka ay ku dhaawacmeen inkabadan 4 Askari.

Dad goobjoogayaal ayaa sheegay kolnyada galbineeysay Deni, ayaa rasaas furay Qaraxa kadib balse ma jiraan wax khasaaro oo ka dhashay.

Madxweyne Deni, iyo wafdigiisa ayaa safar dhulka ah, ugu soo anba baxay Degmada Carmo ee Gobolka Bari, ayagoo kasoo baxay markii hore Qardho.

ula jeedka safarkiisa ayaa lagu sheegay inuu ahaa doorashada ka dhaceeyso magaalada Boosaaso, ee deegaan doorashada 2-aad ee Puntland.

Boosaaso ayaa ka dhacaayay maalmihii ugu danbeeyay falal liddi ku ah, taaso maalo ka hor maqaaxi lagu shaaheeyo uu ka dhacay qarax oo ay ku geeriyoodeen Odayaal.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.