image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Madaxweynihii hore Sheikh Shariif oo gaaray Jowhar kadibna qaatay shahaadada musharaxnimo ayaa loo doortay xildhibaan

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka HirShabeelle,...

Ganacsade, Caddow Cali Gees oo shaaciyay in uu u tartamayo xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Cabdullahi Cali Axmed, oo loo yaqaanO Caddoow Cali Gees, oo ka mid ahaa xildhibaanadii baarlamaanka 10-aad iyo 9-aad ayaa ku dhawaaqay...

Doorashada 8 kursi ee maanta ka dhacday Ceelwaaq

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubaland ayaa maanta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ku qabtay doorashada qaar ka...

Farmaajo, Doorashooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaarey waa sharci darro

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sharci-darro ku tilmaamay “doorashooyinka isbarbar socda” ee magaalooyinka Ceelwaaq iyo Garbahaareey. Doorashada Ceelwaaq oo...

Maxkamadda Sare oo go’aan ka soo saartay kiiskii Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio ) – Garsoorayaasha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ay iska diiday qaadista dacwadda uu Fahad Yaasiin ka gudbiyay Guddiga...

Colaadda Ukraine: Maxaa ka jira in Itoobiyaankan ay ku biirayaan dagaalka Ruushka?

Kiyv (Onkod Radio)— Tobabnaan dhallinyaro aha ayaa maalinkii labaad ku soo uruuray irida hore ee safaarada Ruushka ku leeyahay caasimada Ethiopia ee Adidis Ababa...

Guddoomiye Cabdirisaaq oo shaaciyay xog la xiriirta weerarkii BF – Madfaca kama iman meel fog

Muqdisho (Onkod Radio ) – Guddoomiyaha cusub ee guddiga qaban-qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii hoobiyeyaal ee shalay...

12 Suxufi oo maanta laga sii daayay xarunta dambi baarista Hargeysa.

Muqdisho (Onkod Radio) – Xarunta Dambi baarista Magaalada Hargeysa waxaa maanta laga sii daayay 12 ka mid ahaa 15 Suxufi oo ku xiran 6...

Shahaado qaadashada Musharraxiinta Guddoonka Golaha Shacabka oo Muqdisho ka socota.

Muqdisho (Onkod Radio) – Waxaa Magaalada Muqdisho  ka socota Diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa Guddoomiyaha Aqalka Sare, Golaha Shacabka iyo ku xigeennadooda sida uu sheegay...

Maxkamadda sare oo billowday dhageysiga dacwadda kursiga Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah, u guda gashay dhageysiga dacwadda uu u gudbiyay la-taliyaha amniga qaranka...

Tiro hoobiyaal ah oo lagu garaacay xarunta baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomalaiya, ayaa sheegaya in goordhow hoobiyaal lagu garaacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, ee...

Ukraine oo shaacisay tirada ciidamada guud ee dagaalka uga dhimatay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in 3,000 oo askari oo u dhashay Ukraine, ay ku dhinteen dagaalka uu...

10 Weriyaal oo Maalintii 4-aad u Xiran Soomaaliland

Muqdisho (Onkod Radio ) – In ka badan 10 Weriye oo ka hawlgala Somaliland ayaa maalintii 4-aad waxaa ay ku xiran yihiin xabsi ku...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 11aad.

Muqdisho (Onkod Radio ) – Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.