image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Tiro hoobiyaal ah oo lagu garaacay xarunta baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomalaiya, ayaa sheegaya in goordhow hoobiyaal lagu garaacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, ee Villa Hargeysa, xilli ay ku shirayeen xubnaha labada Gole.

Hoobiyeyaasha ayaa ku dhacay afaafka hore ee xarunta, xilli uu soo dhammaaday kulan ay lahaayeen xildhibaanada labada Gole oo lagu ansixiyey habraaca doorashada guddoonka.

Xaaladda goobta ayaa mar qura is-baddeshay, waxaana qal-qal amni laga dareemay xarunta Baarlamaanka oo ay ka socotay shaqo adag oo lagu dardargelinayo doorashada.

Sida inaloo xaqiijiyay waxaa jira khasaare u badan dhaawac iyo burbur ka dhashay hoobiyeyaasha lagu garaacay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya.

sdioo kale isbitaallada Muqdisho, ayaa loola cararay dhaawacyo u badan ciidan iyo dad shacab ah.

Arrintan ayaa sii kordhineysa walaaca laga qabo amniga dalka, xilli lagu jiro kala guur iyo marxalad adag oo doorasho.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.