image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Fahad oo dhibaato siyaasadeed u wajahay aqoontii uu u lahaa RW Rooble

Muqdisho (Onkod Radio ) – Siyaasadda Soomaaliya abaalka ma xeyriso haddii uu abaalka boos sare ku lahaana sanadihii lasoo dhaafay waa la xiray qaanadaas. Iyadoo...

Faahfaahin ka soo baxaysa khasaaro ka dhashay dabkii Suuqa Banaadir iyo Tuugo soo weerartay

Muqdisho (Onkod Radio ) – Waxaa lagu guuleystay in la damiyo dab xalay ka kacay suuq ku yaallo isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. dabka...

Dagaalka Ukraine: Maxaa kala qabsaday haweeney Carmal ah iyo askari Ruush ah oo ninkeeda ka dilay?

Muqdisho (Onkod Radio ) – Maalmihii ugu horreeyay ee uu billowday dagaalka uu Ruushku ku qaaday Ukraine ayaa nin 62 jir ah oo aan...

Dab xooggan oo ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio ) – Dab xooggan ayaa caawa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla isgoyska Benaadir ee magaalada Muqdisho, ayada oo illaa...

Deg deg Ra’isulwasaare Rooble ayaa u ambabaxay Dalka imaaraadka

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo...

Lacagtii Imaaraadka Carabta oo maanta la fasaxay dibna loogu wareejiyey

Muqdisho (Onkod Radio ) – Lacagtii dowladda Imaaraadka Carabta ee dowladda Soomaaliya ay xayirtay bishii April 2018 kii ayaa ugu danbeyn maanta la fasaxay,...

Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio ) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya toogasho ay koox hubeysan maanta ka geysatay qaybo ka mid ah degmada Dharkenley...

Madaxweyne Xaan Sheekh, ayaa kulan la qaatay wakiilka QM, James Swan

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee QM ee Soomaaliya Ambassador James...

Galmudug oo shaacisay waxa lagu sameyn doono haddii lasoo qabto Sheekh Shaakir

Muqdisho (Onkod Radio ) – Maamul Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah u shaaciyey tallaabada laga qaadi doono haddii gacanta lagu soo dhigo saraakiisha...

Axmed Madoobe, oo sannad kadib maanta tegay Villa Somalia

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta sanad kadib, gudaha u galay xarunta Villa Soomaaliya, isaga oo...

Al-Shabaab, ayaa dib looga saaray Matabaan

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa DG Galmudug ayaa  Al shabaab, dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo...

Deg deg Madaxweyne Xasan Sheekh oo jawaab kasoo saaray go’aankii Joe Biden, ee Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey go’aanka madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ku go’aamiyey inuu dib...

Madaxweyne Farmaajo, oo magacaabay guddi cusub

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta magacabaay guddiga qaban-qaabada Xil-wareejinta Madaxweynaha. Guddiga ayaa waxa hoggaaminayo...

Xasan Sheekh, oo la kulmay madaxda IMF, xilli uu maanta ku ekaa wakhtigii loo qabtay DFS

Muqdisho (Onkod Radio ) – Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo wasiirka maaliyadda xukuumadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.