image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Iran oo la wareegtay laba markab oo laga leeyahay dalka Giriiga

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iran oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab...

Hanti-dhawraha oo su’aalo weydiiyey wasiirka uu R/W Rooble shaqada ka joojiyay

Muqdisho (Onkod Radio) — Xubno ka socday Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka ayaa maanta la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Cabdisaciid Muuse Cali ee dhawaan shaqada...

Qoyska jilaaga caanka ah ee Shah Rukh Khan oo la shaaciyay arrin ay ku farxeen

Hindiya (Onkod Radio) — Hay'adda la dagaalanka maandooriyaha ee dalka Hindiya ayaa wax dambi ah ku waysay wiil uu dhalay jilaaga wayn ee Bollywoodka...

Wareysi: Ciidamada DFS oo lagu eedeyay inay dhac ka geysteen deegaan ay qabsadeen

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa maanta weeraray degaanka Warciise ee gobolka Shabeellada Dhexe, halkaas oo horay ay ugu sugnaayeen xubno ka...

Cali Jeyte, Dadka Hiiraan uma baahna Saabuun & Baaldi yar oo maran

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa digniin u diray qaar kamid ah Hay’adaha samafalka ee Gobolkaas geeya gargaarka ay...

Soomaaliya: Abaarta Soomaaliya oo mareysa xaalad deyro ah

Muqdisho (Onkod Radio) — Soomaaliya ayaa noqday dalka ay sida ugu daran u saameysay abaarta ka jirta Bariga Afrika. Dadka wajayaha gaajada ayay tiradoodu...

Taliye Shub, iyo Fahad Yaasiin kulankoodii ugu horreeyaysheekadii dhex martay

Muqdisho (Onkod Radio) — Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ka tirsan baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ahaan jirey Taliyaha Ciidammada Asluubta ayaa ka hadlay dhacdooyin...

Gambia ‘oo maxkamadeyn doonta’ madaxweynihii hore Yahya Jammeh

BANJUL (Onkod Radio )— Dowladda Gambia, ayaa Arbacadii sheegtay inay aqbashay talo uu soo jeediyay guddiga runta iyo dib u heshiisiinta, taas oo aheyd...

Muhiimadda amnigu u leeyahay dowladda madaxweyne Xasan

Muqdisho (Onkod Radio) — Golaha Wasiirrada ee dowladda Soomaaliya ayaa shalay soo jeediyay islamarkaana ansixiyay in xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha...

Muqdisho oo markii ugu horreysay si toos ah ugu xirantay qaaradda Yurub

Muqdisho (Onkod Radio) — Shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa soo afjartay duulimaadkeedii Istanbul-Jabuuti-Muqdisho ayada oo ku beddeshay laba duulimaad oo kala duwan oo kala...

Al-jazeera oo maxkamadda ICC u gudbisay kiiska dilkii Shireen

Doha (Onkod Radio) — TV-ga Aljazeera, ee waddanka Qatar, ayaa maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC u gudbin doona dacwadda dilka wariyaheedii Shireen Abu...

Rooble oo madaxweyne Xasan u jeediyay fulinta arrin uu ku fashilmay Farmaajo

Muqdisho Onkod Radio ) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo ka qeyb-galay munaasabad lagu abaal-marinayay guddiyadii iyo howl-wadeennadii doorashada ayaa madaxweyne Xasan...

Maxkamad ridday go’aan xasaasi ah oo ka dhan ah Trump iyo carruurtiisa

New York Onkod Radio ) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump waa in isaga oo dhaaranaya ka jawaabaa su’aalaha xeer-ilaaliyaha guud ee New...

DFS oo Imaaraadka kala wareegtay $9.6 Milyan

Muqdisho (Onkod Radio ) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Imaaraadka Carabta kala wareegtay lacag gaareyso 9.6 Milyan oo Dollar oo ay...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.