image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiijo Diiriye ayaa beenisay hadalkii Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa beenisay hadal kasoo yeeray Ergayga gargaarka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Cabdiraxmaan, ayaa sheegay gargaar...

Ciidamada Amniga DFS oo howl gallo kusoo qabtay Tuugo dhac ka geysanayay Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka gaar ahaan Booliiska ayaa howlgallo lagu soo qabtay burcad dhac u geysatay Dad rayid ah ka...

Ergayga gaarka ee abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo bandhigay xogta gargaar ka yimid Qatar oo la xannibay

Muqdisho (Onkod Radio) — Ergayga arrimaha bini’aadanimada ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda abaareed ee dalka ka jirta,...

Xasan Sheekh oo safarkiisii ugu horreeyay maanta ku tagaya Baydhabo

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagaya Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed si uu...

100 qof oo ku dhintay dagaal dhex maray kooxo dahab ka qota dalka Chad

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka ka Imanaya dalka Chad ayaa sheegaya in in kabadan 100 qof ay ku dhinteen isku dhacyo dhex maray kooxaha...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo warqad soo saaray

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa qoraal uu u diray guddiyada doorashada ee dadban iyo guddida xallinta khilaafaadka oo lagu...

Deg Deg, Mahad Salaad oo magacaabay taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimaha guud ee Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha hey’adda ee Gobalka Banaadir u magacaabay...

Gabadhii wojiga shoolad kaga qaraxday iyo geedkii ay isku dawaysay

Muqdisho (Onkod Radio) —  "Wixii igu dhacay waxaan ku tilmaami karaa mucjiso kor ka timid." Ayay Princess Ezeani ku qeexday qaabkii ay uga badbaaday...

Guddiga FEIT oo war kasoo saaray xogta kursiga Fahad Yaasiin HOP#086

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal (FEIT), Muuse Geelle Yuusuf ayaa ka hadlay xog lasoo dusiyay oo ku saabsan in...

Sudan ayaa qaadday xaalad deg deg ahayd ee lagu soo rogay tan iyo afgembigii sannadkii hore

Sudan Onkod Radio) — Hoggaamiyaha millatariga Sudan General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa qaaday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay afgambigii 25-kii October ee...

Qarax Khasaare geeystay iyo Dagaallo ka dhacay Afgooye

Muqdisho (Onkod Radio) — Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Afgooye...

Agaasime Gaboose oo shaaciyay xog ku saabsan ikraan Tahliil Faarax

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimihii xafiiska hanti-dhowrka ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Maxamed Maxamuud Gaboose oo ka mid ah mas’uuliyiintii ku dhaawacmay qaraxii lagu...

Maxaa looga hadlay kulankii guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Safiirka dalka Shiinaha

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Shiinaha...

Zelenesky oo booqday jiidda hore ee dagaalka

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Ukraine Volodmyr Zelenesky, ayaa booqashadi ugu horreysay ku tagay jiidda hore ee dagaalka. Zelenesky, oo magaalada Kharkiv, maanta booqday wuxuu...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.