image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay qorshe loga adkaanayo Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ballan-qaaday inuu ka adkaan doono kooxda Al-Shabaab, oo uu sheegay inay dib ugu xoogeysatay...

Safiirka Imaaraadka ayaa muddo saddex mar booqday Villa Somalia

Muqdisho  (Onkod Radio) — Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud, ayaa maanta Xafiiskiisa ee Villa Somalia. waxaa uu ku qaabilay Danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u...

Dhacdo naxdin leh Haweeney lagu dilay Baydhabo kadibna Boostaneero lagu riday

Baydhabo (Onkod Radio) — Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud Malaaq, ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Boostaneero ku taalla xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba...

Xaaladda abaarta Soomaaliya oo laga deyrinayo

Muqdisho (Onkod Radio) — Khubarada cimilada iyo hay'adaha gargaarka ayaa ka dayrinaya xaaladda abaarta Soomaaliya, waxaana ay saadaalinayaan in ay arrintu gaari doonto heer macaluul...

Xidhiidh maka dhexeeyaa xaalufinta deegaanka iyo abaaraha soo noq noqda

Muqdisho (Onkod Radio) — Bishan June 5-teeda, waxaa sannad walba maanta oo kale dunida laga xusaa maalinta deegaanka dunida, si loo dhiirigeliyo talaabooyinka loo qaado...

Madaxweynaha Ukraine oo war hor leh ka soo saaray dagaalka Ukraine

Ukraine (Onkod Radio) — Waxa markii u horraysay muddo todobaadyo ah ay qaraxyo badani ka dayaameen aroornimadii hore ee saaka oo Axad ah qaybo ka...

Weerar lagu qaaday Kaniisad dad badan ku sugnaayen oo ku taalla Naigeria

Nigeria (Onkod Radio) — Koox hubeysan ayaa dilay dad ku sugnaa Kaniisad ku taalla gobalka Ondo ee Koonfur-galbeed dalka Nigeria,sida uu sheegay guddoomiyaha gobalkaas. Arakunrin...

Dadka Kasoo Hayaamaya Abaarta oo Soo Gaaraya Xeryaha Barakacayaasha

ĢMuqdisho  (Onkod Radio) — Dhibaatada banii’aadnimo iyo abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa kasii dareysa, waxaana xeryaha barakacayaasha soo gaaraya daqiiqad walba dad dhibaateysan oo...

Fannaanka Iidle Yare Farriinta waxaan soo qoray anigoo moodaya inaan dhintay

Nairobi  (Onkod Radio) — Gelinkii dambe ee Sabtidii shalay ahayd, waxaa baraha bulshada ee ay Soomaalidu ku wada xiriirto aad ugu faafay farriin uu...

illaa 49 qof oo ku dhintay dab ka kacay dalka Bangladesh

Dhaka Bangladesh (Onkod Radio) — Saraakiisha dowladda Bangladesh ayaa Axadda maanta ah sheegay in ugu yaraan 49 qof ay dhinteen halka boqolaal kalena ay...

Shiinaha oo isha ku haya Afrika si uu macdanta Lithium uga soo dhoofsado

China (Onkod Radio)  — Dawladda Shiinaha ayaa bilowday in macdanta Lithium-ka ay u doonato qaaradda Afrika. Macdantan oo aad muhiim ugu ah sameynta baabuurta...

Loollanka dowladaha Qatar iyo Imaaraadka ee Soomaaliya oo xoogeystay

Muqdisho (Onkod Radio) — Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaa ka socda dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo ay ka wadaan safiirada qaar ka mid dalalka Carbeed...

Weriye Cumar Seerbiya “Waxaa la igu xiray madaarka Hargaysa”

Hargeysa (Onkod Radio) — Mid ka mid ah weriyeyaasha Soomaalida, gaar ahaan arrimaha fanka sida weyn loogu yaqaanno Cumar Seerbiya, ayaa sheegay in lagu...

Sucuudiga oo sheegay in dumarka ay Xajka imaan karaan maxram la’aan

Riyad (Onkod Radio) — Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in haweenku ay hadda iska diiwaan gelin karaan xajka sanadlaha ah iyada oo uu san...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.