image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Category:

Sample Category Title

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah aabbaha saddex carruur ah oo...

Iyadoo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya uu socdaal ku marayo dowlad-goboleedka Koonfur galbeed, ayaa booliisku waxay weerar ku qaadeen idaacadaha maxalliga ah, iyagoo garaacaya oo...

Muqdisho (Onkod Radio) — Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) iyo Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) ayaa si kulul u cambaareeyay falkii gacan ka hadalka ahaa ee...

As Somalia’s new president tours Southwest state, its police attack local radio, beat and detain journalists

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the violent attack by the Southwest state police on...

Mahad Salaad oo ammar xasaasi dul-dhigay ciidan iyo gaadiid ilaalo u ah Fahad Yaasiin

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida ay ilo wareedyo ka tirsan hey’adda NISA u xaqiijiyeen Onkod Radio,Taliyaha cusub ee hey’adda NISA Mahad Salaad ayaa amar...

Xoghaye Blinken oo ku dhawaaqay Ergayga Mareykanka ee Geeska Africa

WASHINGTON (Onkod Radio) — Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka ee Geeska Africa...

Nin Kenya u dhashay oo ragga kala hadla arrin ay bulshadu “ceeb u aragto”

Nairobi (Onkod Radio) — Nin u dhashay dalka Kenya ayaa ragga kale ku dhiirrigeliya inay ka hadlaan oo ay bartaan dhiigga caadada haweenka, isagoo...

Mareykanka oo Ukraine u diraya hub ay ku duqeyn karto magaalooyinka Ruushka

Muqdisho (Onkod Radio) —  Mareykanka ayaa Ukraine u diri doona gantaallo ka casrisan kuwii horay loo siiyay, si ay isaga difaacaan weerarka uu Ruushku...

Rwanda oo hanjabaad u dirtay dalka ay deeriska yihiin ee Congo

Kigali (Onkod Radio) — Rwanda ayaa sheegtay inay ka aargudan doontaa haddii ay weeraro kale uga yimaada dalka ay dariska yihiin ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...

Mareykanka oo shaaciyay in la qabtay Soomaali madaxiisa la dul dhigay $1 milyan

Muqdisho (Onkod Radio) — Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay lacago fara badan dul dhigtay rag keenyaan ah kuwaas oo loo haysto ka ganacsiga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xeryaha barakacayaasha ee ku yaalla Baydhabo

Baydhabo (Onkod Radio) —  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, ayaa booqday xero barakacayaal oo ku taallo...

Rooble oo magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga amniga xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo ka kooban toddoba xubnood...

Xasan sheekh iyo laftagareen oo xarigga ka wada jaray xarun cusub oo madaxtooyada lagu soo kordhiyay

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si wadajir ah Xarigga...

Ra’isulwasaare Rooble oo xarigga ka jaray dugsi loo dhisay agoonta Booliska

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkiisii ugu horreeyay ee ‘Tareenka Nabadda’ ku tagay Baydhaba

Baydhabo (Onkod Radio) — Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo safarkiisii ugu horreeyay ee 'Tareenka Nabadda' ku tagay Baydhaba.  

Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe

Garoowe (Onkod Radio) — Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal gaaray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo toddobaadyadii la soo dhaafay ku maqnaa...

Latest Articles

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.